Haweenka Iibiya Qudaarta Jowhar oo Dalbaday Goobo ay ku Ganacsadaan.

0
163

Jowhar – (Radio Isnaay)- Ganacsatadan iibiya qudaarta  gaar ahaan yaanyada ee ka keena Beeraha Deegaano Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Qudaartooda ku iibiya Agagaarka Labada Dhinac ee Laamiga suuqa xaafada hanti-wadaag maheystaan goobo u gaar ah oo ay iskagaga difacaan Roraxda iyo Roobka.

Qaar ka mid ah haweenka iibiya Qudaarta Gaar ahaan yaanyada ayaa sheegay in dhibaato badan ay ku qabaan goobaha maran ee ay ku ganacsadaan iyaga oo Maamulka Hirshabeelle ka Codsaday in loo dhiso Xarumo Ganacsi oo u gaar ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here