Maamulka Tuulada Muriyaale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Kaalmo Dalbaday.

0
116

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo Wali ay Muuqato Dhibaatooyinkii ay  Fatahaadaha Wabiga Shabelle u Geysteen Dadka ku Nool Tuulooyinka Hoos yimaada Degmooyinka Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Hadana waxaa Jirta Cabsi Balaraalan oo ay Dadkaasi Ka Muujinayaan Fatahaado Horleh Xilli uu Biyo keenay Wabiga Shabeelle.

Gudoomiyaha Tuulada Muriyaale Idiris Muxumed Caraay ayaa Maamulka Hirshabeelle iyo Hey’adaha Sama Falka ka Dalbaday in ay Gar gaar la Gaaraan Dadka ku Nool Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Noo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here