Hooyo Ku Xanuunsan Jowhar oo Kaalmo ka Dalbatay Shacabka Soomaaliyeed.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isniino Samow Cali Waa Hooyo ay Da’dedu Tahay 80 sano jir waxa ay ku nooshahay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle muddo 12 Sano ayey ku Xanuunsaneysa Guri ka Sameysan Cooshad Kaas oo aan Ka Celin Karin Qabowga Habeenkii iyo Dhibicda Roobka Hadda  ka Curtay Magaalada Jowhar.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here