Dadka Kunool Tuulada Halgan oo Bilaabay Tacabka Xilliga Deyrta.

0
146

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Tuulada Halgan waxa ay ka mid ahayd Tuulooyinka ay Saameeyen Fatahadaha Wabiga Shabeelle iyada oo ay kabarakaceen qoysas badan oo ku noolaa Tuuladaasi.

Balse waxaa hadda ay u muuqdaan Dadka Deegaanka in ay ka Soo kabanayaan Saameyntii fatahadaha Wabiga Shabeelle uu ka Geystay Tuulada Halgan Sida uu Xaqijiyay Maamulka tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here