Tababar ku Saabsan Bedqabka Hooyada Iyo Dhalaanka oo Jowhar lagu Qabtay.

0
146

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Ujeedada Tababarkan ayaa ahaa in la helo hooyo iyo ubadkeeda oo Caafimaad qaba islamarkaana ay Ka Qeyb galeen 21 Ruux oo ka kala Socday Xarumaha Caafimaadka Degmooyinka Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Ka Qeybgale yaashii Kulanka ayaa Waxa ay Sheegeen in Muhiim ay tahay ka warqabka Badqabka Hooyada iyo Dhalaankeeda si loo Helo Hooyo iyo Ubadkeeda oo Caafimaad qaba.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here