Maamulka Xaafada Hanti wadaag ee Magaalada Jowhar Oo Digniino Soo Saaray.

0
139

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Xilli dhawaan qeybo kamid ah Gobolkani Shabeellaha Dhexe uu ka Curtay Roobka Deyrta ayaa waxaa jira Dad Caratuur ku Sameynaya Wadooyinka Hormara Guryahooda Taas oo keeni Karta in Biyaha ay ku Xirmaan Dadka Danyarta ah.

Maamulka Xaafada Hanti wadaag ee Magaalada Jowhar ayaa Digniino ku Saabsan arintaasi Soo Saaray Waxaana uu Tilmaamay in Tallaabo laga Qaadi doono Shaqsiyaadka Cara tuurka Ku Sameeya Wadooyinka Biyo Mareenka ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here