Danyarta Magaalada Jowhar oo Ka Faa’ideystay Mashruuca Aada Dugsiyada.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barnaamijkan la Magac baxay Aada Dugsiyada oo inta badan laga hirgaliyey qaarkatirsan Gobollada Dalkeena Soomaaliya gaar ahaan Magaaladan Jowhar ayaa loogu Talagalay in ay wax ku bartaan dadka aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarshada iyada oo dad badan oo danyar ahna ay kafaa’ideysten waxbarshadan bilaashka ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here