Carruurta ku Shaqeysata Baalashka Kabaha ee  Jowhar oo Taageero Dalbaday.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan iyo Burburkii Dowladdii Dhexe ee Dalka Waxaa Saameyn Ballaaran oo dhinaca Nolosha ah ay Soo Wajahday Qoysas Badan oo Xilligaasi ku Noolaa Nolol Wanaagsan Balse hadda Awoodi waayay Xitaa in Carruurtooda ay ka Bixiyaan Lacagaha Waxbarashada.

Saameyntaasi Dhaqaalle ee Soo Wajahday Qoysaskaasi ayaa Sabab u Noqotay in Carruur ay Da’doodu ka Yartahay 10 Sano ay  Xoogooda ku Shaqeystaan iyaga oo Waalidiintooda ka Caawinaya  Soo Saaridda Nolol maalmeedka Guriga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here