Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Xuska Maalinta Caalamiga ee Qataraha Masiibooyinka.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee -dhimista Khatarta Musiibooyinka sannadkan waxay ku saabsan tahay,Waad cabiri kartaa maamul wanaagga halista musiibada ee nolosha la badbaadiyey, tirada dhimista dadka ay musiibadu saameysey iyo hoos u dhaca dhaqaalaha.

COVID-19 iyo xaaladaha degdegga ah ee cimilada ayaa noo sheegaya inaan u baahanahay aragti cad, qorshayaal iyo karti, hay’ado awood u leh inay ku shaqeeyaan caddaynta sayniska ee danta guud.

Tani waxay u baahan tahay in la helo istiraatiijiyad qaran iyo mid maxalli ah oo loogu talagalay yareynta halista musiibada oo la dhigo dhamaadka sanadka sida ay ku heshiiyeen Dowladaha Xubnaha ka ah Qaramada Midoobay markii ay qaateen Nidaamka ‘Sendai Framework’ ee Yaraynta Khatarta Musiibada ee 2015.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here