Hormuud Foundation oo Deeq jawaano ah ku Wareejisay Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Sii Kordhaya Qasaaraha Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu Ka Sameenaayo Deegaano iyo Tuulooyinka Hoosyimaada Gobolkani Shabeellaha Dhexe Ku waasi oo Qasaaro Ugeystay Dadka Danyarta ah ee ku Nool Jiinka Wabiga Shabeelle.

Madaxa Suuq geynta Shirkadda Hormuud Qeybta Gobolka Shabeellaha Dhexe Muuse Maxamed Maxamuud ayaa Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe kuwareejiyay 10 Kun ooJawano ah si Wax Looga Qabto Fatahaadahaani.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here