Haweeney ku Nool Jowhar oo Bilowday Iibinta Qalabka Korontada Ku Shaqeeya.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saabariin Saalax Cali waxa ay ka mid tahay hablaha ku nool Maagalada jowhar ee Caasimdda hirshabelle waxa ay Aas aastay Carwo lagu iibiyo Waxyaabaha ay Dumarka isku Qurxiyaan

Sidoo kale Carwada Maaliki ee ay Hindistay Sabiriin ayaa kamid ah Goobaha Fara kutiriska ah ee Lagu iibiyo Qalabka Korontada ku Shaqeeya ee ay Hablaha Iibiyaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here