Sare u kac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka Suuqyada  Jowhar.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shidaalka lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa inta Badan ka yimaada Magaalada Muqdisho, waxaana ka ganacsiga Shidaalka ay Fursad Shaqo u Noqotay Ganacsato Rag iyo Dumar isugu jira.

Qiimaha Shidaalka ee Suuqyada Magaalada Jowhar ayaa Hadda u Muuqda mid Sare u kac uu ku yimid Maadaama Dhibicda Roobka Deyrta ay ka Curatay Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Maxamed Boorshey oo iibiya Shidaalka Labadiisa Nuuc.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here