Ololaha Wacyigalinta Covid-19 oo Wali ka Socda Degmada Warshiikh.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kormeer ku saabsan sidii bulshada ku nool Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe looga Wacyigalin laha Cudurka Dillaaga ah ee Covid-19 ayaa  Masuuliyiin katirsan Maamulka Degmada Warshiikh waxa ay ka Sameyeen Suuqyada Ganacsi iyo goobaha dadka ay isugu yimadaan sida Xeebta degmadaasi.

Xoghayaha Degmada Warshiikh ee Gobolka shabeellaha dhexe Cabdullahi Raage Colow ayaa sheegay in ujeedada kormeerka ay tahay u Kuur galidda xaaladda Degmada ee Cudurka Covid-19.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here