Xaalad adag oo la Soo Daristay Qoysaskii ka Barakacay Fataahadaha Wabiga Shabeelle.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Boqolaal qoys oo ay barakiciyeen Fatahaadaha Wabiga Shabelle islamarkaana u barakacay Xerooyinka  Magaalada Muqdisho oo Markale dib ugu soo laabtay Tuulooyinkoodii kadib markii ay ka baaba’een dhammaan waxa ay hanti lahaayeen ayaa hadda wajahaya Xaalad adag oo dhanka nolosha ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here