Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Boostada Adduunka.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Boostada Adduunka ayaa sanad kasta loo dabaaldegaa 9-ka Oktoobar, waana sanad-guuradii la aas aasay Ururka Boostada Caalamiga ee Sannadkii 1874-kii oo lagu qabtay Caasimadda Switzerland, Bern.

Waxaa lagu dhawaaqay Maalinta Boostada Adduunka Shirweynihii UPU ee lagu qabtay Tokyo,Japan 1969,Tan iyo markaas, waddamada adduunka ayaa sannad kasta ka qayb gala dabaaldegyada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here