Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo ka Digtay Halista Cudurka Covid-19.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa soo badanaya goobaha xafladaha iyo aroosyada ee ay dadka isku yimaadaan iyada oo lagu jiro Xilli Cudurka Covid-19  uu dib ugu Soonoqday Caalamka.

Waxaana jirta in aysan bulshadu muujin taxadar dheeraad ah madaama Suuqyada, iskuulada iyo goobaha Xafladaha ay ka mid yihiin meelaha ay bulshada isugu yimaadan laguna Kala Qaado Cudurkan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here