Sare u Kac ku Yimid Qiimaha Lo’da ee Seylada Magaalada Jowhar.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare u kacan ayaa yimid ka dib markii ay kala xirmeen wadooyinkii ay xoolaha Soomari Jireen qaar ka mid ah Degmooyinka Gobalka Shabeellaha Dhexe.

Xoolo yaridan laga dareemayo seeylada xoolaha lagu iibiyo ee Magaalada Jowhar ayaa Timid kadib Markii ay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Kala Xireen isku Socodkii Degmooyinka Gobolkan Waxaana Taasi ay keentay In Qiimaha Xoolaha Gaar ahaanna Lo’da uu Sare u Kac ku Yimaado.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here