Qorshe loogu Gurmanayo Qoysaskii ay Barakiciyeen Fatahaadaha oo ka Socda Jowhar.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadaaladan lagu doonayo in wax looga qabto fatahaadaha kusoo noq noqday gobalka shabeellaha dhexe ayaa imaanaya xilli xaalad adaga ay Ku jiraan Qoysaskii ka Barakacay Tuulooyinka Hoostaga Degmooyinka Mahadaay Jowhar iyo Balcad.

Cali Ibraahim Beesh oo Gudoomiye u ah Guddiga Fatahaadaha Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in ay Korortay Tirada Qoysaska ay Waxyeeladu kasoo Gaartay Fatahaadaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here