Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo looga Digay Halista isticmaalka Taabuuga.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle waxaa ka socda Wacyigalin Dhalinyarada looga Digayo Halista Isticmaalka Maandooriyaha Taabuuga oo Markale isticmaalkiisa kusoo Badanaya Mgaalada Jowhar.

Isticmaalka Maandooriyahan Taabuuga ayaa Saameyn Ballaaran ku yeelatay Bulshada Magaalada Jowhar Gaar ahaan  Goobaha Waxbarashada Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Axmed Cabdi Maxamuud.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here