Warbixin Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Macallimiinta Adduunka.

0
174

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanad kasta Maanta oo kale waxaa loo dabaal degaa maalinta caalamiga ee Macallimiinta Adduunka oo ay qeyb ka yihiin kuwa Soomaaliyeed hal kudhigga sanadkaan waxa uu yahay macallimiintu waa hoggaaminta horumarka iyo dib u milicsiga mustaqbalka.

Maalintu waxey siineysaa munaasabad loogu dabaal degaayo xirfadda macallinimo ee adduunka oo dhan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here