Haweeney 4 Sano Ka Dib Shaqooyin yar yar ka Bilowday Magaalada Jowhar.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeqo Maxamed Ibraahim waa Xaas leh Carruur kuna Sugan Magaalada Jowhar waxa ay shaqooyin Yar yar kabilowday Magaalada Jowhar Muddo 4 Sano laga joogo ka dib markii ay dib ugu Soolaabatay dalka iyada oo Saddex Sano ku Maqneyd Waddanka Sucuudi Carabiya iyada oo Sheegtay in Dhibaatooyin kala Duwan ay kala soo Kulantay Dalkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here