Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaarka mid ah guddiga Masjidu Salaam ee Magaalada jowhar ee Caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa waxa ay Codsi u direen Dadka Muxsiniinta ah ee jecel kheyrka in ay kaqeyb Qaataan Dayactirka Masjidu Salaam.
Shiikh Cadoow Ibraahim oo ka mid ah Guddiga Masaajidka Salaam ayaa Sheegay in Masjidka uu u Baahanyahay Dayactir dhan walba ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.