Ceel biyood laga Hirgaliyay Tuulada Warta shabeelley ee Degmada Warshiikh.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munasabadan Xarigga looga jarayey Ceel Biyood laga hirgaliyey Tuulada Warta Shabeelley oo ka mid ah Tuulooyinka hoostaga Degmada Warshiikh ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ka qeybgalay Mas,uulyiin kasocday Dowladda faderaalka Soomaaliya, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlad gobaleedka Hirshabeelle, Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe iyo Golaha Degaanka Degmada Warshiikh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here