Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku dhaqan Gobalka Shabeellaha Dhexe waxa ay ku tiirsanyihiin qeyraadka Badda iyo birriga waxaa Sido Kale Dhaqaalahooda uu ku Tiirsan yahay Tacabka Beeraha iyo Dhaqashada Xoolaha.
Aqoon yahan Cabdulle Saney Cumar oo Kamid ah indheer garadka Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Sheegay in Qeyraadka Gobolkani Hadii ay Bulshadu ka Faa’ideysato ay Horumar ku Gaarikaraan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.