Xildhibaan ku Baaqay in jowhar laga Hirgaliyo Dugsiga Farsamada Gacanta.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaan katirsan Barlamaanka Hirshabelle aya waxa uu wasaaradda waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Maamul Goboleedka Hirshabelle kacodsaday in ay waxbarashada ku soo kordhiyaan Dugsiga Farsamada Gacanta.

Xildhibaan Maxamuud Siyaad ayaa Sheegay in Dugsigaasi Hadii la Hirgaliyo uu Waxbadan Dhalinyarada ka taageeri doono Maadaamada Caalamka inta Badan Dadka Baraan Farsamada Gacanta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here