Barakacayaasha Jowhar oo Taageero ka Codsaday Madaxda Hirshabeelle.

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka danyarta ah ee kunool Magalada Jowhar gaar-ahaan kamaamka Barakacyaasha kuwaas oo markoodii hore Deegaankoodii kaga soo barakacay colaado iyo abaaro sanado kahor ayaa xilligan wajahaya Xaalad nololeed oo adag madaama aysan heysan cuno iyo meel ay kaga gabadaan qoraxda iyo Dhibicda Roobka Maadaama la guda galayo Xilli Roobaadka Deyrta.

Dadkan ayaa Madaxda Maamul Goboleedka Hirshabeelle ka Dalbaday Gurmadyo Raashiin iyo Teendhooyin isugu jira.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here