Jaamacadaha Magaalada Jowhar oo Dib loo Furay kadib Saameyntii Covid-19.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudo Sideed Bilood ah ka dib Waxaa Dib loo Furay Jaamacadaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle kadib Markii uu Saameyn Ballaaran ku yeeshay Xanuunka Covid-19.

Ardayda ayaa Qaab Online ah Wax ku Baranayay Mudooyinkii ay Xirnaayeen Jaamacadaha Waxaana Qaarkood oo la Hadlay Radio Isnaay ay sheegeen in ay ku Faraxsan yihiin in Dib loo Furo Jaamacadahooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here