Maamulka Degmada Balcad oo  Gurmad  Gaarsiiyay Dadkii ku Barakacay Fatahaadaha.

0
218

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaano katirsan Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka socda Dadaalo loogu gurmanayo dadkii uu Saameyay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ee Guryahoodii ka Barakacay kuwaas oo ku nool kaamam Barakac oo ku yaala duleedka Degmadaasi.

inkasto ay muuqanayan dhibaatoyinkii ay  geysteen fatahaadaha hadana waxaa jira Tuulooyin hor leh oo biyaha uu ku sii fidayo sida uu Maamulka Degmadaasi ino sheegay.

Warbixinta Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here