Olole Nadaafaded oo Ka Bilowday Xaafadaha Magaalada Jowhar.

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Olole Nadaafadeed oo lagu soo celinayo Bilicda Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa wali si habsimi leh uga Socda xaafadaha ay ka kooban tahay Jowhar.

Si gaar ah ololahan ayaa looga fuliyey xaafadda Hanti wadaag waxaana horkacayey Maamulka Xaafadaasi iyado inta ugu badan qashinkii yiilay gudaha Wadooyinka iyo Garoonka kubadda Cagta Shongale lagu qubay halgoob.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here