Isticmaalka Geed Miroodka Qajaarka oo Kusoo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
182

Jowhar(Radio Isnaay)Geed miroodkan  looyaqaan Qajaarka ma ahayn mid markiisa hore si weyn looga isticmaalo Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe, Basle  waxaa hadda Suuqyada iyo Goobaha lagu Sameeyo Cabitaanada lagu arkaya in si weyn uu ugu soobadanayo  Qajaarka ah.

Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo Kamid ah ganacsatada iibisa geed miroodka qajaarka Ayaan wax kaweydiyay sida suuqyada jowhar looga iibsado geed miroodkani oo Lagu Sheegay in uu Leeyahay Faa’idooyin Caafimaad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here