Cudurka Jadeecada oo Carruur ku soo Ritay Tuulada Shamiinto ee Jowhar.

0
195

 Jowhar – (Radio Isnaay) – Tuulada Shamiinto oo jowhar u jirta qiyaastii 6km ayaa laga soo sheegayaa in uu kadillaacay cudurka jadeecada sida uu Radio Isnaay u sheegay Gudoomiye ku xigeenka Tuulada Maxamed Cali Cabdi.

Carruurtan ayaa la sheegay in ay Da’doodu u  dhaxeyso 1 Sano ilaa Toban sano manalaha Tuulada goob Caafimaad oo lagu dabiibo waxaana daawo ahaan loo isticmaalaa daawo dhaqameed soojireen ah iyo daawooyin qalajiye ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:– Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here