Wasaaraddda Warfaafinta Hirshabelle oo Xoojineysa Arimaha Dalxiiska.

0
188

Jowhar – (Radio Isnaay) – Sanad kasta 27 September Waxaa Dunida laga Xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Dalxiiska Adduunka waxaana Xuska Sanadkan ayaa Ku Soo Aaday xilli Dunida ay Dagaal adag Kula Jirto Xanuunka Caalamka Saameeyay ee Covid-19.

Qaramada Midoobay ayaa 27  Septembar Sanadiikii 1970 u Asteysay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Dalxiiska Adduunka, Maadaam Dalxiiska uu yahay Waxa isku Xira Bulshooyinka ku kala Nool Daafaha Caalamka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here