Fatahaado Horleh oo laga Cabsi Qabo in ay Ku Dhuftaan Tuulada Buurfuule.

0
176

Jowhar – (Radio Isnaay) – Dadka ku Nool Tuulada Buurfuule oo ka Mid ah Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa markale Cabsi ka Muujiyay in Wabiga Shabeelle uu Ku Fataho Tuulada.

Madiino Coosey Amiin oo kamid ah Dadka Kunool Tuulada Buurfuule ayaa la  Hadashay idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar Waxaana ay Sheegtay in Biyaha Ka soo Rogmaday Wabiga Shabeelle ay Kaabiga Ku Hayaan Tuuladooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here