Qoysas horleh oo ka barakacay Tuulada Diinlaawe ee Hoostagta Degmada Mahadaay.

0
167

Jowhar – (Radio Isanaay ) – Qoysaskan oo gaarayay 520  ayaa dhawaan ka barakacay Tuulada Diinlaawe oo ka mid ah Tuulooyinka hoostaga  Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Taas oo kamid ah tuulooyinka leysku yiraahdo Sabca jasiira oo hoos taga Degmadaasi.

Maxamuud Axmed Maxamed wuxuu ka mid yahay waxgaradka Tuulada Diinlaawe oo ay Fatahaadaha Waxyeeleeyen Radio Isnaay ayuu Khadka Telefoonka ugu Waramay isaga oo ka Warbixiyay Xaalada Dadkii ka Barakacay Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here