Ururka Dhalinyarada Degmada Jowhar oo Olole Nadaafadeed  Billaabay.

0
192

Jowhar – (Radio isnaay) – Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Degmada Jowhar Cabdi Qaadir Xasan Yuusuf oo Wareysi siyay idaacada isnaay ayaa ka warbixiyay sida ay u wada shaqeyaan Dhalinyarada kunool Magaalada Jowhar isaga oo sheegay in ay dhalinta mudooyinkan dambe ay door weyn kaqaateen bilicda Magaalada Jowhar.

Sidoo kale waxa uu xusay in Ololaha nadaafadda ay dhalinyrada ka sameeyan goobaha dantan guud si ay u soo laabato Bilicda Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here