Maamulka Tuulada Kalluundi ee Duleedka Jowhar oo Taageero Dalbaday.

0
179

Jowhar – (Radio isnaay) – Tuulada Kalluundi oo kamid ah Tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa Horay u Saameeyay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu ka Geystay Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Deegaanku Waxaa Ka Dillaacay Cuduro ay Jadeecadu kamid tahay Mana laha Goobo Caafimaad oo lagu Baxnaaniyo Dadka ay Cudurada Soo Riteen sida uu idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar u Sheegay Gudoomiyaha Tuuladaasi Xasan Jimcaalle Abuukar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here