Hablaha Jowhar oo Caqabado kala Kulma Ganacsiga Garab Ku Guurka ah.

0
190

Jowhar – (Radio isnaay) – Haween badan ayaa kutiirsan iibinta Dharka Ragga iyo Dumarka Kuwaas oo Guryahooda ugu Geeya Macamiishooda Waxaana Ganacsigan  garab kuguurka ah loo Yaqaan ha I wareerin.

Haweenkan Malaha Goobo ay Ku Ganacsadaan Waxaana ay Macaamiishooda ka Qaadaan Lacag yar oo ay ku Heshiiyaan Maalinle ama Isbuucle Waxay ahaataba, Balse Mararka Qaar Waxay Caqabado kala Kulmaan Macamiisha qaar Sida ay Radio Isnaay u sheegtay Fartuun Cadow Maxamed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here