Jowhar – (Radio Isnaay) – Qaarka mid ah odayaasha dhaqanka iyo haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa si wadajir ah waxa ay uga hadleen Tacadiyada loo geysto Hablaha Da’da yar ee Soomaaliyeed.
Faadumo Maxamed Axmed oo in mudo ah kasoo shaqeyneysay nabadeynta guud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegtay in ay aad uga xuntahay Tacadiyada Haweenka Waxa ayna ku Baaqday in la Qafiifiyo Guurka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdiwali Axmed Hilowle.