Safaaradda Soomaaliya ee Waddanka Saambiya oo la Dayactirayo.

0
152

Jowhar – (Radio Isnaay) – Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambiya oo ay Hor kaceyso Danjiraha Soomaaliya ee  dalkaasi Marwo Xaawa Xasan Maxamed ayaa dhagax dhigtey Xarunta safaaradda oo dib udhis ballaaran lagu sameynayo mashruucaasi oo ay iska kaashanayaan dhammaan jaaliyadda .

Mashruucan ayaa ah mid  is xilqaan ah oo jaaliyadda Soomaliyeed ee Zambia ay go’aansadeen in safaaradooda dib u dayac tir ugu sameeyaan si ay bilicda safaaradaha dalalka shisheeye ay ku leeyihiin dalkaasi ay ula mid noqoto.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here