Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Doorkoda Nabad Dhisidda Dalka.

0
164

Jowhar – (Radio Isnaay) – Dhalinyarada ,haweenka iyo Odoyaasha dhaqanka waxa ay kaqeyb-qaataan nabad  dhiska dalka haddii dhanka wanaagsan laga abaaro waxana jira baranaamijyo badan oo ay iska kaashankaraan dhammaan bulshada qeeybaheeda kala duwan.

Xamdi keynaan waxa ay ka  mid tahay gabdhaha dhalinyarada ah ee u olaleeya nabadda waxana ay Radio isnaay uga Hadahsay Doorkooda ku Aadan Nabad Dhisida Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here