Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Bilaabay Tacabka Dalagyada Xiliga Deyrta.

0
144

Jowhar – (Radio Isnaay) – Xili lagu gudajiro waqtiga tacabka ee deyrta ayaa beeraleyda gobolka shabeellaha dhexe inta badan ay udiyaar garoobeen wax soosaar leh maxsuul Wanaagsan midaas oo kacaabineysa in ay kazoo kabtaan saameeyntii fatahaadaha wabiga shabeelle ee uu kuyeeshay dalagyadii berahooda kuyiilay.

beeraleyda gobolkani waxa ay muujinayaan Cabsi  badan oo dhinaca Waraabka ah Maadaama Kanaaladii iyo Biyo Xireennadii Gobolkan ay Bur bursan yihiin una Baahan yihiin Dayarta Wanaagsan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here