Ardayda Dugsiyada Magaalada Jowhar oo soo dhaweeyay Labiska Cusub ee Dugsiyada.

0
143

Jowhar – (Radio Isnaay) – Muddo 30 sano kadib waxaa isbadal dhanka Waxbarashada iyo Labiska ah laga dareemayaa Ardayda Dugsiyada Magaalada Jowhar kadib markii Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya ay ardayda dalka ku amartay in laxirto dhar isku mid ah.

Qaarka mid ah Aradayda dhigata Dugsiyada waxbarasho ee Magaalada Jowhar ayaa soo dhaweeyey nidaamka Cusub ee libiska ardayda Wax Ka Barata Dugsiyada Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Cabdulle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here