Maamulka Tuulada Islow Abiikar ee Jowhar oo Gurmad Caafimaad Dalbaday.

0
168

Jowhar – (Radio Isnaay) – Fatahadaha wabiga shabelle aya waxa ay saameeyen Tuulooyin dhowr ah oo hoosyimada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, waxaana kamid ah Tuulada Islaw Abiikar oo qiyaastii 30 km u jirta Magaalada Jowhar waxaana laga soo sheegaya Xaalado Caafimaad daro ah.

Gudomiyaha Tuuladaasi Maxamed Shiikh Ahmed oo la hadlay Idaacadda Isnaay ayaa ka warbixiayay xaalada Tuulada iyo sida ay u saameeyen fatahadaha wabiga shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here