Guddiga Dhismaha Masjidka Bilaal ee Jowhar oo Taageero Dhaqaalle Codsaday.

0
123

Jowhar – (Radio Isnaay) – Waxaa Meel gabogabo ah maraya Dhismaha Masjidka Bilaal ee kuyaala Xaafadda Hanti-wadaag ee Magalada Jowhar waxaana uu soo bilaabmay dhowrbilood ka hor iyado dhismaha ay iskakaashanayaan dad muxsiniin ah oo kunool dalka iyo dibadda balse haatan waxaa uu ubahanyahay in la dhameystiro si loogu Cibadeysto.

Guddiga uxilsaaran dhismaha Masjidka Bilaal ee Magalada Jowhar ayaa sheegay in ay soo gaareen heerkii ugu dambeyay ee dhismaha Masjidka islamarkana loo baahanyahay qarashkii lagu dhameystirilaha masjidka iyago bulshada qeyrka jacel kacodsaday iney kaqeyb qaataan dhameytirka masjidka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here