Goobaha Dumarka lagu Qurxiyo ee Jowhar oo Xirfaddo cusub lagu soo kordhiyay.

0
134

Jowhar – (Radio Isnaay) – Fahiim C/raxmaan maxamed waa maamulaha xaraunta cilaansaarka iyo qurxinta haweenka ee baxreyn oo ku taal magaalada jowhar ,Xaruntan oo lafuray dhawaan ayaa ah goob haweenka  ay isku qurxiyaan.

Fahiima iyo saaxiibteed xamdi ayaa la yimid qorshe cusub oo ay wax kagabadalayaan qaabka ay u Shaqeeyaan Goobahii iyaga ka Horeeyay Xaruntooda.

Waxay u isticmaalaan Qurxinta Hablaha Dawooyin Dabiici ah oo laga Sameeyay Waxyaabaha ka Baxa Dalkeena Hooyo Sida ay Radio isnaay u Sheegeen Howlwadeennada  Xaruntan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here