Tababar ku Saabsan Wacyigalinta Halista Covid-19. oo Jowhar Lagu Soo Xiray.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeyey Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

Ujeedada tababarkan ayaa ahayd sidii bulshada looga wacyigalin lahaa Halista Cudurka Covid-19, waxaana Munaasabbad kooban oo lagu soo xirayay kulankaasi ka qeybgalay Mas,uulyiinta Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle iyo xubno matalayey Degmooyinka Jowhar, Balcad iyo Warshiikh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here