Maamulka Degamada Mahadaay oo Gurmad ka Dalbaday Madaxda Hirshabeelle.

0
142

Jowhar – (Radio Isnaay) – Gudoomiyaha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Xuseen Afrax oo la Hadlayay Warqabadka Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa Sheegay in Fataahadaha Wabiga Shabeelle uu ka Sameeyay Degmadaasi iyo Deegaano Hoostaga ay Saameyntooda tahay Kuwo Wali ka Muuqda Deegaanka.

Waxaa uu Gudoomiye Axmed Xuseen Tilmaamay in Fatahaadan ay Tahay Markii Saddexaad ay Waxyeeleyneyso Wax soo Saarka Degmada Mahadaay iyo Deegaanada Hoostaga Waxaana Wali ay Fatahaadu ku Socotaa Deegaano Hoostaga Degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here