Munaasabad lagu Bogaadinayay Arday Dhameysatay Qur’aanka oo lagu Qabtay Jowhar.

0
117

Jowhar – (Radio Isnaay) –Ardeydaan oo tiro ahaan gaareysay 33 Arday ayaa Dhameystay Xifdinta  Qur’aanka kariimka  waxana soo qaban qabiyay xafladdan  Maamulka Dugsiga Abuu hureyra ee Magaalada Jowhar.

Munasabadda oo ka dhacday xaruunta Masjidu Rowda ee Xaafada Horseed ayaa waxaa ka qeyb galay Macalimiin Culuma udiin iyo waalidiinta Qaar kamid ah Ardaydii Qur’aanka Xifdisay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here