Olole Nadaafadeed oo laga Fuliyay Xaafada Horseed ee Magaalada Jowhar.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaafada Horseed oo ka mid ah afarta waaxood ee Magaalada Jowhar waxaa maalmahan ka socday olole Nadaafadeed oo ay ka qeyb qaadanayeen ururada Haween kaa oo ujeedkiisu ahaa sidii loo soo celin lahaa bilicda xafada horseed sida uu ii sheegay Cabdi Maxamuud  oo ah Gudoomyaha xaafadaasi.

Ugu danbeyn waxa uu Bulshada ugu baaqay in leerar ay ku  xiraan guryaha ay deganyihin islamarkaane ay la shaqeeyaan Maamulka Xaafada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here