Kulan bulshada looga wacyigalinayo Halista Covid-19 oo jowhar laga Daah furay.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa ujeedadiisa waxaa uu ahaa in la xoojiyo wacyigalinta Halista Cudurka covid-19 ee laga wado Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe gaar ahaan Degmooyinka Jowhar, Balcad iyo Warshiikh.

Tababarkan waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle  Waxaana  ka qeybgalay Xafladda Daahfurka Mas,uuliyiinta Maamulka Gobolka, Kan Degmada Jowhar iyo qaar katirsan howl wadeenada Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ee u qaabilsan Wacyigalinta Caabuqa covid-19.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here